Addisababa: Taliyaha Guud ee Ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Nuux Ismail Tani Kulan Gaara uu Ku Qaabilay Dhigiisa Dalka Itoobiya General Birhanu Julana.

Taliyaha Guud ee Ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Nuux Ismail Tani ayaa la kulmay dhigiisa Dalka Itoobiya General Birhanu Julana.

 

Labada Taliye ee Waddamadsa Jamhuuriyadda Somaliland iyo Dal Wyndham Itoobiya Gen. Taani & Gen. Julana ayaa ka wada hadlay Iskaashiga Dhanka Amniga iyo Ciiddamadda ee qaybta ka ahaa Heshiiskii Isfahamka ee dhawaan labada Hogaamiye ee labada dal qalinka ku duugeen iyo sidii Amaanka labada dal ka wada shaqayntiisa loo sii xoojinlahaa.

admin