Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Mudane, Maxamed Kaahin Axmed iyo wefti balaadhnaa ee uu hogaaminayay ayaa saaka Safar ugu ambabaxay nugaasha bariga Laascaanood.

Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Mudane, Maxamed Kaahin Axmed iyo wefti balaadhnaa ee uu hogaaminayay ayna ka Midka ahaayeen Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Wasiirka Warfaafinta,Wasiirka Horumarinta Jidadka iyo Generaalada Ciidamada Kaladu wan ee Dalka Militaryga,police ka iyo Bada ee ku sugnaa Xarunta Gobolka Sool ee Laascaanood ayaa saaka Safar ugu ambabaxay nugaasha bariga Laascaanood.
Weftigani uu Hogaaminayey Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Mudane Maxamed Kaahin Axmed ayaa u kuurgalay sidii ay u ogaan lahayen xaladaha ay ku suganyihiin deeganada hoos yimaada Degmada Laascaanood.
Waxaana Weftigu Halkaasi Warbixino kaga Dhegaysteen dadka deeganka oo uga war bixiyey Xaaladaha Amni Dhaqan Dhaqaale ee Degmooyinkooda.
Dhinaca kale Weftiga ayaa Ku booriyey Bulshadii ay la kulmeen intii ay ku jireen Safarka sidii ay ula shaqayn lahaye Ciidamada Amaanka,
yn lahayen amniga iyo wada noolanshaha dadka ku dhaqan deeganadaas iyo nawaaxigoodaba.
May be an image of 7 people, people standing, military uniform, outdoors and tree
May be an image of 2 people, people standing and outdoors
May be an image of 7 people, people standing, outdoors and tree
admin