Wasiirka Wasaradda Arimaha gudaha ayaa xadhiga ka jaray xarunta ciidanka birmadka ee gobalka sool

Weftigii balaadhnaa ee uu Hoggaaminaayry Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Mudane, Maxamed Kaahin Axmed ee ku sugnaa Magaalada Laascaanood xarunta Sool ayaa saaka xadhiga ka jaray Xarunta Ciidanka Birmadka Booliska ee gobolka Sool oo xukuumada JSL ka hirgalisay magaalada Laascanooda

May be an image of 5 people, people standing and outdoors

May be an image of 4 people, people standing and military uniform

May be an image of 4 people, people sitting and indoor

May be an image of 5 people, people standing and indoor

May be an image of 1 person, standing, wrist watch and indoor

admin