Agaasimaha Guud ee Wasaaradaha Arrimaha Gudaha,Mudane abdi ahmed nour iyo wefti u hogaminayay oo ka koobna gudoomiyaha hayada shaqaalah maayirada berbera iyo boorama iyo wafti badan oo beryahan dalka yugaandh u joogay hawlo shaqo ayaa la kulmay jaaliyada reer somaliland ee ku sugan dalka yugaandha waftigan oo mudo dalka yugaadha ku sugna ayaa dalka dib ugusoo labtay kadib markay hawlahoodi shaqo uso gabgabooben