Wasirka Wasarad Arimaha Gudah ayaa dhabaal hambalyo udiray ummada islaamka curashada sanadka cusub awgeed

WasiirkaWasaradaArimahaGudaha Mr mahamed kaahin Ahmed ayaa dhabaal hambalya u diray umada islaamka meel kasto oo ay jogaan gar ahaan umada reer somaliland curashada sanadka cusub ee islamka awgi waxanu ilahay uga baryaya inay sanadkan sanadkiisa ku gadhaan bashbash iyo barwaaqo

admin