Wassiirka Wasradda Arrimaha Gudaha JSL ayaa kulan la qaatay ku simaha Xafiiska UK ee Jamhuuriyadda Somaliland.

Wasiirka Wasaradda Arrimaha Gudaha Mudane , Maxamed Kaahin Axmed,oo uu welinayo Wasiir ku-xigeenka Amniga iyo la taliyaha,Wasiirka ayaa kulan la qaatay ku simaha Xafiiska UK ay ku leedahay Somaliland Mr. Morgan Riley iyo Mr.Martin gartska FCDO in Somaliland kulankan oo uu ujeedkiisu ahayd sidii loo xoojin lahaa Xidhiidhka qotadada dheer ee ka dhaxeeya Jamhuuriyadda Somaliland iyo UK, sidoo kalena kor loo qaado hanaanka wada shaqayneed ee labada Da

May be an image of 1 person and sitting

May be an image of 1 person, sitting and indoor

May be an image of 1 person, sitting and suit

May be an image of 5 people, people sitting and indoor

May be an image of 3 people, people standing, suit and indoorMay be an image of 2 people, people standing and suit

May be an image of 4 people, people standing, suit and indoor

admin