Wasiirka Wasradda Arrimaha Gudaha ayaa saaka kullan la qaatay Wasiir ku xigeenada iyo Agaasimayaasha guud.

Wasiirka Wasaradda Arimaha Gudaha Mudane, Maxamed Kaahin Axmed ayaa saaka gudoomiyey Shirka labada wasiir ku xigeen ee Wasaradda oo ay wehelinayaan labadda Agaasime guud kaasoo saaka ahaa kulan koodii wiiglaha ahaa islamarkaaana ujeedadiisu ahayd dardar-galinta iyo kor u qaadida shaqada Wasaaradda.

Kulankan oo qabsooma Asbuuciiba hal maalin ayaa masuuliyiintu iskaga waraysteen Hawlaha qaranka ee ay u xilsaaran tahay Wasaaradda Arrimaha Guduhu iyo sidii kor loogu qaadi lahaa

admin