Agaasimaha guud ee wasaradda Arimaha Gudaha ayaa tababar u qabtay agaasimayaasha maamulka iyo xisaabiyayaash dawladaha hoose ee 23ka degmo doorasho ee dalka

Agaasimah guud ee wasradda oo ay wehelinayaan Waaxda Gobolada iyo Degmooyinka ee Wasaaradda Arimaha Guduhu ayaa  Tababar u qabatay  Agaasimayaasha Maamulka iyo Maaliyadda iyo Xisaabiyayaasha Dawladaha Hoose ee 23ka Degmo Doorasho ee Jamhuuriyadda Somaliland.  Tababarkan oo  socon doona mudo Laba cisho ah oo ku saabsan nidaam xisaabeedka loo yaqaanno IPSAS

Tababarkan oo u jeedadiisu tahay sidii ka qayb-galayaashu  faham dheer ugu yeelan lahaan, ugana fulin lahaayeen dawladaha hoose e ay ka yimaadeen nidaamkan cusub ee casriga ah ee loo yaqaano IPSAS.

Sida ugu fudud ee ay nidaamkooda maaliyadeed iyo xisaab-xidhka degmooyinka ay ugu isticmaali lahaayeen.

admin