Wasirka Wasarada Arimaha Gudaha JSL Mudan.Mahamed kaahin Ahmed,ayaa xafiskisa ku qabilay gudida dib u habanta iyo tayaynta shaqalaha dowlada ee heer qaran

Wasirka oo hadalo koo koo ban ka idhi shirkaa’waa howl aad iyo aad u culus,oo dhinacyo badan tabanaysa in aynu samayno xaqsiinta shaqalaha kala duwan ee dowlada iyo ciidamada howl gabay,howl yar maha.Tirada ugu horaysana waa toboneeyo kun,waxay
na u bahantay markaynu howshaa bilowno in aynu waxeedi iska diyarino’.

sharkaa oo dhaca saddexdi biloodba mar lagu lafa guro,waxa inta badan kasoo qabsooma iyo waxa hadday ee saddexda bilood ee soo socda lasii qorshaynayo.

shirkaa waxa ka soo qayba gala inta badan wasaradaha kala ah Arimaha gudaha,Qorshaynta,Deeganka ,Arimaha qoska iyo shaqalaha,Cadalada,Caafimadka,waxbarashada,Gashandhiga iyo Hay’ada mamul wanaga

 

admin