Wasiirka wasarada arimaha gudaha ayaa maanta xilkii ku wareejiyay taliyayaashi cusbaa ee dhawaan laso magacaabay ciidanka booliska

Wasirka wasarada Arimaha gudaha JSL Mudan mahamed kaahin Ahmed ayaa manta ka Qayb galay Munaasibad Ballaadhan oo ka dhacay Taliska Guud ee Ciidanka Booliska, taas oo ay xilka kula wareegayeen Taliyaasha Cusub ee dhawaan loo soo Magacaabay Ciidanka Booliska Sareeye gaas Maxamed Aadan Saqadhi Dabagale iyo  taliye ku xigeenka Sareeye Guuto Cabdi Xasan Mire. Munasibadan oo ahayd mid si heersare ah lo soo agaasimay ayaa maanta si nabada kusoo gabgabawday 

 

admin