Agasimaha Guud ee wasaradda Arimaha gudaha ayaa maanta xilkii ukala wareejiyay labada agaasime waxeed

Xaflad balaadhan oo si heer sare ah loso agaasimay ayaa manta ka dhacday hoolka shirarka ee wasaradda arimaha gudaha  xafladan oo  uu xilka kula wareegayay agasimaha cusub ee waaxada maamulka iyo lacagta ee wasarad arimaha gudaha  losoo magacaabay  mr Xasan Cabdi  Jaamac dhanka kalena  waxa sabootin iyo shahaado sharaf lagu maamusay    agasimihii hore ee wasaradda mr.mahamed cismaan dube oo mudo dheer ka shaqaynayay wasaraa loona bedelay Wasaradda Beeraha 

admin