Agasima Guud ee wasarada Arimaha Gudaha ayaa maanta furay shir lagag hadlayay isbadalka cimilada dalka kadhacda

Shirkan oo ay kaso qayb galeen 7degomo oo dalka ah  masuuliyin ka socday wasarada ayaa ka furmay hutel mansoor ee magalada hargaysa shirkan oo socondoona mudo 4 cisho ah

admin