TACSI

inaalilah wa ina ilayhi rajicuun Wasiir ku Xigeenka Wasarada mudane  C/naasir Caydiid  Mahamed  Agasimaha Guud ee  wasarada  mudane Cabdi Ahmed Nuur C/guray  Agasime waxeedada wasaradda    dhamaan shaqaala waynaha  wasaradda waxay tacsi tiiranyo leh u dirayaan Wasiirka Wasaradda Arrimaha Gudaha mudane: Mahamed Kaahin Ahmed  oo ay hooyadi Indha-deeq Jaamac Cumar ku geeriyootay magalada burco waxay ilahay uga baryayaan  inuu  naxriisti janatul fardawsa  ka waraabiyo Wasiirka iyo dhamaan famligii ay ka baxdayna samir iyo iiman sadiq ah ka siiyo

admin