wasiirka wasaradda arimaha gudaha ayaa a wax cusub ku soo kordhiayay waxihii hore ee wasarada una maga caabay agasime cusub

wasiirka wasarada arimaha gudaha mudane mahamed kaahin ahmed ayaa manta waax cusub ku soo kordhiyay waxihii hore ee wasarada waxad maaraynta khayraadka aadamaha (department of human resources management ) waxadan oo loo magacaabay Aamina X. ibraahim  Xuseen  laga bilaabo tariikhda manta ay a ahaan doonto agaasimaha waxdaa

admin