wasiirka wasarad arimaha gudah jsl ayaa xilki ku warejiyay taliyayaasha cusub ee dhawaan loso magacaabay ciidanka booliska

Wasirka wasarada Arimaha gudaha JSL Mudan mahamed kaahin Ahmed ayaa manta ka Qayb galay Munaasibad Ballaadhan oo ka dhacay Taliska Guud ee Ciidanka Booliska, taas oo ay xilka kula wareegayeen Taliyaasha Cusub ee dhawaan loo soo Magacaabay Ciidanka Booliska Sareeye Guuto Maxamed Aadan Saqadhi Dabagale iyo Sareeye Guuto Cabdi Xasan Mire.

admin