Wasiirka Wasarada Arimaha Gudah ayaa maanta si rasmi ah xadhiga uga jaray sadex qorshe oo fulay

Wasiirka wasarada Arimaha  mudane mahamed kaahin ahmed ayaa Maanta Si Rasmi Ah Xadhig a uga  Jaray, Saddex Qorshe Oo Fulley.

Isla Markaana Ka Mid Ah Qorshayaashii Waxqabad Ee Golaha Deegaanka Degmada Berberi Ay Qorsheeyeen Sanadkii 2019-ka, Iyada Oo Ay Gebo-gebo Yihiin Qorsheyaashii 2019-ku.
Waxa Xadhiga ka Jarka Mashaaricahaas waxa wasiirka ku wehelinayay Masuuliyiin Heer Qaran Ah oo ay ka mid yihiin
Wasiirka Howlaha Guud Iyo Jidadka
Wasiirka Wasaarada Beeraha
Taliye Ku Xigeenka Ciidanka Jamhuuriyada Somaliland                   Duqa degmada berbera

Waxaana Xadhiga Laga Jaray
1. Wada xaafada magaalo cad
2. Wadada Ganacsatada Ee Jihada Galbeedka Magaalada
3.Dhismaha Saldhiga Ama Xarunta Weyn Oo Ciidanka Birmadka Loogu Talo Galay.

Sidoo Kale, Waxa Maamulka Dawlada Hoose Ee Degmada Berberi Ay Wareejiyeen Gadiid Tiradoodu Dhan Tahay 5-gaadhi(Hard-topo) Ah Oo Gaadiid Ciidanka Ah.

admin