Wasiirka wasaarad Arimaha gudah ayaa maanta xadhiga ka jaray xarunta dabdamiska gabilay

Wasiir wasarad arimaha gudah mr mahamed kaahin ahmed  iyo wafti u hogaaminayay  ayaa u anbabaxay gobolka gabilay  si uga hirgaliyaan mashaaraci  wasiirku waxa uu dhagax dhig iyo xadhi ka jaris ku sameeyay laba wado oo magaalada dhaxdeeda ah  waxa kale oo wasiirku xadhiga ka jaray  xarunta dabdamisku ku yeelan doono magalada gabilay  

admin