Agaasimaha guud ee wasarad arimaha gudah iyo wafti u hogaaminayay ayaa lakulmay jaaliyada ku dhaqan dalka ugaandha

Agaasimaha Guud ee Wasaaradaha Arrimaha Gudaha,Mudane abdi ahmed nour iyo wefti  u hogaminayay oo ka koobna gudoomiyaha hayada shaqaalah  maayirada  berbera iyo boorama iyo wafti badan oo beryahan dalka yugaandh u joogay hawlo shaqo ayaa  la kulmay jaaliyada reer somaliland ee ku sugan dalka yugaandha                                 waftigan oo mudo dalka yugaadha ku sugna ayaa dalka dib ugusoo labtay kadib markay hawlahoodi shaqo uso gabgabooben

admin