Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Shir Kaga Qayb Galay Dalka Kenya

Wafti uu Hogaaminayo oo Ka Qayb Galay Shir Ay Soo Qaban Qaabisay Haayada Eu cab-Nester Xarunteeda Magaalada Nairobi.

Kenya (Si)-  Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland  iyo  wafti uu  hogaaminayo Oo  Socdaal  Shaqo  Ku  Jooga    Dalka  Kenya  Ayaa  Maanta Ka  Qayb   Galay  Shir Ay  Soo  Qaban Qaabisay  Haayada Eu cab -Nester  Xarunteeda  Magaalada Nairobi

 

 Shirkani oo ay   kasoo  qayb  galay  haayado  badan oo ka socda midawga yurub  iyo  qarammada midoobay  ayaa lagaga wada hadlay   sidii  loo horumarin lahaa  loona tayeyn  lahaa  ciidamada  ilaalada  badda JSL, boliska iyo  barmaamijyo  kale

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland  Mudane Cali  Maxamed Waran-Cadde Ayaa Socdaalkiisan Ay  Ku   Wehelinayaan Taliyaha Ciidamada Ilaalada Bada Maxamed xuseen Xiirane,  La Taliyaha  wasiirka ee Ciidamada Ilaalada Xeebaha Suhuur Fadxi Mukhtar   Iyo  Masuuliyiin 

 

 

admin