Daawo:  Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Maayarka Caasimada Oo Kormeeray Hawlgalo Wado-banayn Ah Oo Ciidanka Dab-damisku Ka Wadeen Suuqyada Waa-weyn Ee Hargeysa
4 Jul
2016
Written by admin

Daawo: Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Maayarka Caasimada Oo Kormeeray Hawlgalo Wado-banayn Ah Oo Ciidanka Dab-damisku Ka Wadeen Suuqyada Waa-weyn Ee Hargeysa »

NewsVideo
1204

Hargaysa(SLI)- Halka Ka Daawo:  Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Maayarka Caasimada Oo Kormeeray Hawlgalo Wado-banayn Ah Oo Ciidanka Dab-damisku Ka Wadeen Suuqyada Waa-weyn Ee Read more…

Wasiir Waran Cade Oo Khudbad Dardaaran Iyo Dhiiri Galin Ah U Jeediyey Dufcadii 28 Ee Ciidanka Booliska Somaliland Ee Ka Soo Baxada Dugsiga Tobabarada Ee Dagmada Madheera.
4 Jul
2016
Written by admin

Wasiir Waran Cade Oo Khudbad Dardaaran Iyo Dhiiri Galin Ah U Jeediyey Dufcadii 28 Ee Ciidanka Booliska Somaliland Ee Ka Soo Baxada Dugsiga Tobabarada Ee Dagmada Madheera. »

News
1867

Hargeysa (SLI)-  Wasiirka Wasaaradda arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran Cadde, ayaa sheegay In  nolshiisa Ay Ugu Macaanayd Uguna nolol wanaagsanaa markii uu Read more…

“Shacabka Reer Somaliland In Si Macno La’aan Ah Maalin Walba Uugu Dhintaan Kaymaha Magaalada Hareeraheeda Cidna Ka Yeeli Mayno” Wasiir Waran Cadde.
26 Jun
2016
Written by admin

“Shacabka Reer Somaliland In Si Macno La’aan Ah Maalin Walba Uugu Dhintaan Kaymaha Magaalada Hareeraheeda Cidna Ka Yeeli Mayno” Wasiir Waran Cadde. »

News
1223

Laascaanood( SLI)- Waftidii balaadhnay ee uu hogaaminayey wasiirka wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Waran Cadde ayaa saaka Aroornimadii Gaadhay Xarunta Gobolka Read more…

Wasiirka Arrimaha gudaha Iyo Waftidii uu hogaaminayey oo hawlo amni u joogay magaalada burco ayaa heshiisiiyey golaha deegaanka burco sidoo kala xal ka gaadhay shaqaadadii Jaamac Dubad.
26 Jun
2016
Written by admin

Wasiirka Arrimaha gudaha Iyo Waftidii uu hogaaminayey oo hawlo amni u joogay magaalada burco ayaa heshiisiiyey golaha deegaanka burco sidoo kala xal ka gaadhay shaqaadadii Jaamac Dubad. »

News
1247

Burco ( SLI)- wasiirka arrimaha gudaha Somaliland mudane cali maxamed warancade iyo wafti wasiiro ah oo uu hogaaminayo oo ku sugan magaalada burco Read more…

Waftidii Uu Hogaaminayey Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Ee Ku Sugnaa Magaalada Burco Oo Kulan La Qaatay Madax Dhaqameedka Dalka.
26 Jun
2016
Written by admin

Waftidii Uu Hogaaminayey Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Ee Ku Sugnaa Magaalada Burco Oo Kulan La Qaatay Madax Dhaqameedka Dalka. »

News
1173

Burco(SLI)- Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Waran Cadde oo maalintii Shalay Gaadhay Magaalo Madaxda Gobolka Read more…

Daawo Muuqaal:-Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Digniin U Diray Xasan Sheekh Maxamuud Oo Sheegtay Dhulka Sool Iyo Sanaag.
18 Jun
2016
Written by admin

Daawo Muuqaal:-Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Digniin U Diray Xasan Sheekh Maxamuud Oo Sheegtay Dhulka Sool Iyo Sanaag. »

NewsVideo
1234

Hargaysa(SLI)- Halkan Ka Daawo -Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Digniin U Diray Xasan Sheekh Maxamuud Oo Sheegtay Dhulka Sool Iyo Sanaag.

Madaxweyne Somalland Oo Qasriga Madaxtooyada Abaal Marino Ku Gudoon Siiyay Ardaydii Ku Guulaysatay Tartanka Xifdiga Qur’aanka+Sawiro
18 Jun
2016
Written by admin

Madaxweyne Somalland Oo Qasriga Madaxtooyada Abaal Marino Ku Gudoon Siiyay Ardaydii Ku Guulaysatay Tartanka Xifdiga Qur’aanka+Sawiro »

News
2071

Hargaysa(SLI):Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo ayaa markii  labaad sharfay Diinta Islaamka ka dib markuu Afur iyo Casho u sameeyey tartamayaashii Xifdiga Read more…

Madaxweynaha Somaliland Oo Kormeer Kusoo Maray Meelihii Uu Waxyeeleeyay  Roobkii Shalay
14 Jun
2016
Written by admin

Madaxweynaha Somaliland Oo Kormeer Kusoo Maray Meelihii Uu Waxyeeleeyay Roobkii Shalay »

News
1326

Hargaysa(SLI)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa kormeerkii labaad saaka ugu baxay dacalada magaalada Hargeysa, gaar ahaan dhulka sida gaar ka Read more…

Wasiirka Waasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Dhambaal Tacsiya U Diray Dadkii Ku Nafwaayey  Roobkii Shalay
14 Jun
2016
Written by admin

Wasiirka Waasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Dhambaal Tacsiya U Diray Dadkii Ku Nafwaayey Roobkii Shalay »

News
1743

Hargaysa ( SLI)-  Wasiirka  Wasaarada Arrimaha  Gudaha Somaliland  Mudane  Cali Maxamed Warancadde  ayaa  dhambaal Tacsiya u  diray  dhamaanba  Dadkii  ku  Geeriyooday   Roobkii  Shalay  Read more…

Daawo: Roobo Dabaylo Wata Oo Ka Da’ay Hargaysa Iyo Madaxwaynaha Somaliland Oo Booqday Cusbitaalka Wayn.
14 Jun
2016
Written by admin

Daawo: Roobo Dabaylo Wata Oo Ka Da’ay Hargaysa Iyo Madaxwaynaha Somaliland Oo Booqday Cusbitaalka Wayn. »

NewsVideo
1251

halkan ka Daawo: Roobo Dabaylo Wata Oo Ka Da’ay Hargaysa Iyo Madaxwaynaha Somaliland Oo Booqday Cusbitaalka Wayn.