Wasiir wasarad arimaha gudah mr mahamed kaahin ahmed iyo wafti u hogaaminayay ayaa u anbabaxay gobolka gabilay si uga hirgaliyaan mashaaraci wasiirku waxa uu dhagax dhig iyo xadhi ka jaris ku sameeyay laba wado oo magaalada dhaxdeeda ah waxa kale oo wasiirku xadhiga ka jaray xarunta dabdamisku ku yeelan doono magalada gabilay