Hargaysa (Xafiiska Afhayeenka)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancadde Ayaa Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafti Balaadhan Oo Ka Socda Haayada Medecines Sans Frontieres (MSF) Isla Markaana Uu Hogaaminayo madaxa haayadaasi oo lagu magacaabo General Director Bruno Jochum .
Waftigan Ka Socda Haayada Medecines Sans Frontieres (MSF) Ayaa Ujeedada socdaalkoodu Uu Ahaa Sidii Ay Somaliland Dib Uuga Bilaabi Lahaayeen Hawlahooda Shaqo Ee Ay Hore Uuga Qaban Jireen Dalka Somaliland