Hargeysa: Wasiir Ku Xigeenka A. Guddaha Jsl oo Xilkii u Kala Wareejiyey Agaasimaha Guud ee Amniga ee Cusub iyo Agaasimihii Hore

Wasiir Ku xigeenka Amniga ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Cabdillaahi Xuseen Maxamed, oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda ayaa xilkii u kala wareejiyey Agaasimaha Guud ee Amniga iyo Agaasimihii hore.

admin