Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Oo kulan la qaatay Wakiilka Dowladda Ingiriiska u qaabilsan Jamhuuriyadda Somaliland Ilyas Malek

Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed ayaa kulan la qaatay Wakiilka Dowladda Ingiriiska u qaabilsan Jamhuuriyadda Somaliland Ilyas Malek. Kulankan ayaa ku saabsanaa is xogwaraysi, wada shaqaynta Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladda Ingiriiska ee dhinaca amniga.

admin