Badhasaab Ku Xigeenka Gobolka Saax Oo soo xidhay shir muddo saddex casho uga socdey Magaalada Berbera Maayarada

Gudoomiye Kuxigeenka Gobolka Saaxil, ayaa soo xidhay shir muddo saddex casho uga socdey Magaalada Berbera Maayarada.

 

Agaasimayaasha Maamulka iyo Maaliyadda, kaasoo ku saabsanaa hagaha lagu maamulayo Kabka Dawladdaha Hoose ay qabato Dawladda Dhexe. Tababarkan waxaa soo qaban-qaabisay Wasaaradda Arimaha Gudaha oo kaashanaysa Mac-hadka Dawladaha Hoose ee (LGI).

admin