Wasirka Wasarada Arrimaha Gudaha JSL Mudane, Maxamed kaahin Axmed ayaa Shir isugu yeedhay dhammaan Hay’adaha ay khuseeyan Xuduudaha dalk,shirkaas oo ka qabsoomaya Xafiiska Wasiirka Wasarada Arrimaha Gudaha Jamhuuriyadda Somaliland shirkan ayaa ujeedkiisu ahaa sidii loo xoojin lahaa xuduudaha dalka loona adkayn lahaa amniga iyo nabad galyada dalka