wasiirka Arimaha Gudaha JSL ayaa xarunta wasaradda ku qaabilay wasiiru-dawlaha arimaha siyaasadd dalka itobiya

Wasiirka Wasaradda Arrimaha Gudaha JSL, Mudane Maxamed Kaahin Ahmed Ayaa Xarunta Wasaarada Arimaha Gudaha ku qaabilay wasiiru-dawlaha arrimaha siyaasadda ee wasaaradda arrimaha dibedda Itoobiya, Mr. Redwan Hussein oo uu wehelinaayo safiirka Itoobiya u fadhiya Somaliland, Amb Siciid Maxamed Jibriil iyo masuuliyiin la socday weftiga wasiiru-dawlaha. May be an image of 1 person, sitting and indoor

May be an image of 2 people, people sitting and indoor

May be an image of 3 people, people sitting and indoor

May be an image of 3 people, people sitting, people standing, indoor and text that says 'PEACE THIS HOUSE L'

admin