Daawo: Ciidamada Booliska Somaliland Oo Ka Hadlay Saddex Nin Oo Shalay La Qabtay Iyo In Xafiiska Gudoomiyaha Maxkamada Sare La Dhigay Waxyaalaha Qarxa

Afhayeenka ciidamad Booliska ayaa waxaaa uu sheegay  in aanay jirin  wax waxyaalo qarxa ah oo laga helay xafiiska gudoomiyaha maxkamada sare balse waxaa uu xusay in ay jirto saddex nin oo loo qaxbey tuhno ah in ay maleegaayen falal khatar ku ah amniga Somaliland oo laga qabtey agagaarka maxkamada Sare 

admin