Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Arrimaha Gudaha Oo Tuulada Bali-Kaliil Xadhiga Kaga Jaray Saldhig Bolis.

Hargaysa (Xafiiska Af-hayeenka )- Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Arrimaha Gudaha JSL Jaamac Cabdillaahi Biin ayaa maanta xadhiga ka jaraynaa saldhig Bolis oo loo dhisay Tuulada Bali-Kaliil oo ka tirsan Degmada Sabowanaag.

wasiir ku xigeen oo halkaasi ka hadlay ayaa bulshada deegaankaasi ugu baaqay inay ilaashadaan saldhiga isla markaana ay ciidamada garab istaagaan oo u hogaansanaadaan .

dhinaca kale wasiirku waxaa uu sheegay in saldhiga lasii ballaadhin doono isla marlaana loo samayn doono dary weyn .

sidoo kale waxaa halkaasi ka hadlay taliyaha hawlinta aaga bari oo bulshada deegaan ku booriyey in ciidamadaa loo keenay lagu eegayo siday u hayaan.

IMG_2817 IMG_2818 IMG_2706 IMG_2708 IMG_2709 IMG_2710 IMG_2923 IMG_2925 IMG_2931 IMG_2718 13315253_277727662580374_4110944631978667790_n IMG_2694 IMG_2696 IMG_2697

admin