Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafti Ka Socda Haayada Medecines Sans Frontieres (MSF)

Hargaysa (Xafiiska Afhayeenka)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland  Mudane  Cali Maxamed Warancadde Ayaa  Maanta   Xafiiskiisa Ku Qaabilay   Wafti  Balaadhan  Oo Ka  Socda Haayada Medecines Sans Frontieres (MSF)  Isla Markaana Uu  Hogaaminayo    madaxa haayadaasi  oo lagu  magacaabo General  Director Bruno Jochum  .

Waftigan   Ka  Socda  Haayada  Medecines Sans Frontieres (MSF)  Ayaa  Ujeedada  socdaalkoodu  Uu  Ahaa  Sidii  Ay   Somaliland  Dib Uuga Bilaabi  Lahaayeen   Hawlahooda  Shaqo  Ee  Ay  Hore Uuga  Qaban  Jireen    Dalka Somaliland

IMG_2616 IMG_2617 IMG_2618 IMG_2619 IMG_2620 IMG_2621 IMG_2623

admin