Madaxweynaha Somaliland Iyo Wefti Uu Hogaaminayo Oo Safar Ugu Baxay Dalka UAE »
Hargaysa(MOI)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo ay wehelinayaan Marwada Koowaad ee Qaranka, Marwo Aamina-weris Sheekh Maxamed Jirde, Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Read more…
Daawo Muuqaal:-Barnaanij Ku Saabsan Abaal Marinihii Madaxweyne Siilaanyo Gudoonsiyey Ardaydii Ku Guulaystay Tartankii Quraanka Ee Uu Maal Galiyey »
HArgaysa(MOI)- Daawo Muuqaal:-Barnaanij Ku Saabsan Abaal Marinihii Madaxweyne Siilaanyo Gudoonsiyey Ardaydii Ku Guulaystay Tartankii Quraanka Ee Uu Maal Galiyey
Daawo: Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Go’aamo Adag Ka Soo Saaray Khilaaf Ka Taagan Degmada Adhi-Cadeeye Iyo Amaro La Faray Ciidanka. »
Adhicadeeye(MOI)- Halkan Ka Daawo: Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Go’aamo Adag Ka Soo Saaray Khilaaf Ka Taagan Degmada Adhi-Cadeeye Iyo Amaro La Faray Ciidanka. Read more…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, oo xeer Madaxweyne ku aasaasay dhismaha wakaaladda horumarinta xabkaha iyo faleenka ee Jamhuuriyadda Somaliland, »
WAR-SAXAAFADEED: 08/06/2017
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu xeer Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-4859/062017 uu ku aas-aasay dhismaha wakaaladda horumarinta Read more…
Daawo: Saraakiisha Millatariga Iyo Kuwa Booliska Ee Degmada Ceel-Afwayn Oo Ka Hadlay Xaalada Amaanka Ee Degmada,Fariina Bulshadda U Diray. »
Ceel Afweyn(MOI)- Halkan ka Daawo: Saraakiisha Millatariga Iyo Kuwa Booliska Ee Degmada Ceel-Afwayn Oo Ka Hadlay Xaalada Amaanka Ee Degmada,Fariina Bulshadda U Diray. Read more…
Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Ka Hadlay Sababta Ismaaciil Buubaa Looga Hor Istaagay Inuu Madaarka Cigaal Ka Dhoofo »
Hargeysa(MOI):-Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), ayaa ka hadlay diidmadii Xukuumaddu u diiday in Siyaasi Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa oo Read more…
Daawo Sawirada Wafdigii Nabadaynta Ee Uu Hogaaminayey Wasiirka Arrimaha Gudaha Ee Deegaanada Gobolka Sool »
Daawo Sawirada Wafdigii Nabadaynta Ee Uu Hogaaminayey Wasiirka Arrimaha Gudaha Ee Deegaanada Gobolka Sool
Daawo: Kulan Nabadeed Oo Wafdigii Nabadaynta Ee Uu Hogaaminayey Wasiirka Arrimaha Gudaha Ku Qabteen SAAXDHEER. »
Saaxdheer(MOI)- Halkan Ka Daawo: Kulan Nabadeed Oo Wafdigii Nabadaynta Ee Uu Hogaaminayey Wasiirka Arrimaha Gudaha Ku Qabteen SAAXDHEER.
Madaxweynaha Somaliland Oo Caawa Xukuumadiisa isku shaandhayn ku sameeyey »
WAR-SAXAAFADEED: 05/06/2017
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu digreeto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-4828/062017 uu xilka qaadis, magacaabid iyo isku Read more…
DAAWO: Wasiiru Dawlaha Wasaarada Arimaha Gudaha Oo Ka Hadalay Sababtii Ismaaciil Buubaa Loogu Diiday Inu Baasaboor Dalka Somaaliya Laga Leeyahay Kaga Dhoofo Hargaysa »
Hargaysa(MOI)- Halkan Ka DAAWO Wasiiru Dawlaha Wasaarada Arimaha Gudaha JSl Maxamed Muuse Diiriye Oo Ka Hadashay Sababtii Ismaaciil Buubaa Loogu Diiday Inu Baasaboor Read more…