Khudbada: Wasiirka Arimaha Guddaha Jsl Ee Xafladdii Xuska Sannad Guuradda Aasaaskii Ciidamadda Ilaalinta Xeebaha Somaliland

Wasiirka Arimaha Guddaha JSL Md Maxamed Kaahin Axmed , ayaa Magaaladda Hargeysa kaga Qaybgalay Xuska Sannad Guuradda 27aad ee ka soo wareegtay Aasaaskii  Ciidanka Illaaladda Xeebaha ee Jamhuuriyadda Somaliland oo uu sido kale ka qaybgalay Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi Xuska aasaaskii Ciiddankaasi wakhtigii la aasaasay loo sameeyey.

Wasiirka Arimaha Guddaha JSL Md Maxamed Kaahin Axmed, ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa oo uu shalay ka jeediyey Munaasibadda Debaal dega Xuska sannad guuradda 27aad ee Aasaaska  Ciiddanka Qaran ee Ilaaladda Xeebaha Somaliland isaga oo ku dheeraaday qaabkii lagu aasaasay Ciiddankan , marxalado isbedel oo ay tan iyo waxkhtigii aasaaskooda soo mareen iyo heerka ay maanta 27 sanno ka dib aasaaskoodii ka soo wareegtay ay marayaa.

 

Halkan Ka Daawo

 

admin