Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arimaha Gudaha Ee Gobollada Iyo Degmooyinka dalka Oo Uu Wahelinayo Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Arimaha Gudaha Ee Gobollada iyo Degmooyinka dalka Ayaa Furay Tababar.

Wasiir ku-xigeenka Wasarada Arrimaha Gudaha Ee Gobolada iyo degmooyinka JSL Mudane, Nasir Caydiid Maxamed,Oo Uu Wahelinayo Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Arimaha Ee Gudaha Gobolada Iyo Degmooyinka Mudane,Abdirishiid Hirsi Ali,ayaau furay Tababar ay ALGASL u Qabanayso 23ka Maayar-Degmo doorasho ee Dalka ayna U jeedadisu tahay sida loogu doodo loguna ololeeyo danaha dowlada Hoose, (lobby and Advocacy Strategy). Tababarkan oo ah ki ugu Horeyay ee loo qabto 23ka maayar degmo doorashada dalka,
Ururku waxa uu mahadcelinaya Maayarada Dalka, Wasarada Arimaha Gudaha JSL iyo Haayada VNG ee aanu partner nahay kana wada shaqayno Mashruuca IDEAL iyo masharicda kaleba.
May be an image of 2 people, people standing and text
May be an image of 1 person, standing and text
May be an image of 2 people, people standing and text
May be an image of 1 person and standingMay be an image of 1 personMay be an image of 2 people, people standing and textMay be an image of 2 people, people standing, headscarf and indoorMay be an image of 1 person and eyeglassesMay be an image of 1 person and textMay be an image of 1 person and indoorMay be an image of 2 people, people sitting and indoorMay be an image of ‎3 people, people sitting and ‎text that says '‎Ipha ن Somaliland 23 Electoral Dist Venue: Ambassador Hot 24-25 October 2021 DEAL INCLUS (00‎'‎‎May be an image of 1 personMay be an image of 1 personMay be an image of 1 person, indoor and textMay be an image of 2 people, people standing and indoor
admin