Agaasimaha Guud ee wasaradda Arimaha gudaha mr c/rashiid  xirsi cali ayaa manta furay tababar lagag hadlayay  habraac maaraynta hawl-qabadka iyo qiimaynta shaqaalaha tababarkan oo ay kaso qabgaleen wasiirku-xigeenka wasardda arimaha gudaha Agaasimaha guud ee amniga wasaradda arimaha gudaha

Dhamaan agaasime waxeedada madax qaybeedada wasaradda arimaha gudaha

Falaqayn dheer kadib wax aka soo  baxay laba  qodob

  1. In waaxyaha wasaraddu fahanto habraacyadda sharci ee maraynta hawl-qabadka iyo qimaynta shaqalaha si ay gudidda qiimaynta shaqalaha ugu fududaato maaraynta hawl-qabadka iyo qiimaynta shaqalah marka sanadku dhamaado
  2. In waaxyaha iyo shaqaalu si balaadhan u fahmaan hanaanka loo adeegsanayo foomamka qorshaynta iyo qiimaynta hawl-qabadyadda shaqaalah wasaradda
admin