Wasiirka Wasaradda Arimaha Gudaha ay badhasabyada goboladda ku amray inay kormeer iyo dabagal ku sameeyaan degmooyinka dalka

Wasiirka Wasaradda Arimaha Gudaha mudane : mahamed kaahin ahmed ayaa ka wara bixiyay tababarkii u soo xidhmay 23 degmo dorasho   kuna amray dhamaan badhasaabyada inay dardar galiyaan kuna kantaroolan dhamaan degmooyinaka  xilka iyo wajibaadka ka saaran qaranka .

ka wasaarad ahaana lagula xisbatami doono wax qabadkooda.

 

admin