Wasirka Wasarada Arrimaha Gudaha JSL ayaa Shir isugu yeedhay dhammaan Hay’adaha ay khuseeyan Xuduudaha dalka

Wasirka Wasarada Arrimaha Gudaha JSL Mudane, Maxamed kaahin Axmed ayaa Shir isugu yeedhay dhammaan Hay’adaha ay khuseeyan Xuduudaha dalk,shirkaas oo ka qabsoomaya Xafiiska Wasiirka Wasarada Arrimaha Gudaha Jamhuuriyadda Somaliland shirkan  ayaa ujeedkiisu ahaa sidii loo xoojin lahaa xuduudaha dalka  loona adkayn lahaa amniga iyo nabad galyada dalka

May be an image of 1 person, sitting, eyeglasses and indoor

May be an image of 4 people, people standing, people sitting and indoor

May be an image of 2 people

May be an image of 2 people, people sitting, people standing and indoor

May be an image of 1 person, sitting, suit and indoor

May be an image of 1 person, sitting and indoor

admin