Agaasimah Guud ee Wasaradda Arimaha Gudaha ayaa maanta so xidhay shir laga hadlayay isbedelka cimilada

Agaasimaha Guud ee wasarada arimaha gudaha Mr Cabdi Ahmed Nuur cabdi guray ayaa maanta soo xidhay shir mudo 4 cisho ah ka socoday hotel mansoor ee magalada hargaysa shirkan oo ay iskugu yimaaden 7 degmo oo dalka ah iyo sarkiil ka socotay wasaradda arimaha gudah shirkan oo u jeedadiisu ahayd siid loo baran lahaa ama loola qabsan lah isbedelka cimilo ee dalka ka jira iyo waxyaabihii lagag hortagi lahaa

admin