AGAASIMAHA GUUD EE WASARADA ARIMAHA GUDAHA AYAA SHIR ISUGU YEEDHAY AGAASIMAYAASHA WASARADAH IYO HAYADAHA JPLG KA SHAQEEYA

Agaaasimaha guud ee Wasarada Arimaha Gudaha ayaa maanta shir isgu yeedhay agaasimayaasha guud ee wasarada iyo dhamaan haydaha kala shaqeeya jPLg  shirkan oo ka dhacay xarunta wasarada arimaha gudah  ula jeeda  shirkan oo ah sidii loo  dardar galin laaha  hawlaha shaqo ee ay hayadahani u hayaan mandaqada somaliland  +sawiro

admin