Daawo: Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadlay Shaqaaqadii Golaha Wakiilada Somaliland.

Hargaysa( MOI )- Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamud Xiir Ayaa Hada Ka Hadlay Shaqaaqadii Golaha Wakiilada JSL waxaana uu sheegay inay gacan bira ku qaban doonaan cidkasta oo fadqalalo wadda .

admin