Daawo muuqaal:-Madax Dhaqameed Koonfurta Hargaysa iyo Deegaanka Salaxlay Oo Cali Waran Cade Xaal ka Siiyay Hadalo Ka Soo yeedhay Madax Dhaqameedkooda.
17 Apr
2016
Written by admin

Daawo muuqaal:-Madax Dhaqameed Koonfurta Hargaysa iyo Deegaanka Salaxlay Oo Cali Waran Cade Xaal ka Siiyay Hadalo Ka Soo yeedhay Madax Dhaqameedkooda. »

NewsVideo
1861

Wasaarada Arimaha Gudaha oo digniin u dirtay cid kasta oo ku fakirta in shirka somalia ay ka qayb g
14 Apr
2016
Written by admin

Wasaarada Arimaha Gudaha oo digniin u dirtay cid kasta oo ku fakirta in shirka somalia ay ka qayb g »

NewsVideo
1351

Somaliland “Nama Khuseeyaan Wixii ka soo Baxay Shirkii Muqdisho, Soomaaliya Wax iskuma Darsano”
14 Apr
2016
Written by admin

Somaliland “Nama Khuseeyaan Wixii ka soo Baxay Shirkii Muqdisho, Soomaaliya Wax iskuma Darsano” »

News
1313

Hargaysa(SLI):-Xukuumadda Somaliland ayaa ka soo horjeestey go’aamadii ka soo baxay shirkii Hoggaamiyaasha Madasha Qaran ee Muqdisho ka dhacay, kaas oo ay ka soo Read more…

warsaxafadeed uu soo saaray Wasiirka Arrimaha Gudaha s/land Cali mahamed waran_cade
13 Apr
2016
Written by admin

warsaxafadeed uu soo saaray Wasiirka Arrimaha Gudaha s/land Cali mahamed waran_cade »

News
1398

hargaisa (SLI)

warsaxafadeedka uu soo saaray wasiirku ayaa waxa uu jawaab celin u ahaa hadalakii ka soo yeedhay maamulka somaliya

Shirqoolka ka Read more…

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Shir Kaga Qayb Galay Dalka Kenya »

Wafti uu Hogaaminayo oo Ka Qayb Galay Shir Ay Soo Qaban Qaabisay Haayada Eu cab-Nester Xarunteeda Magaalada Nairobi.

Kenya (Si)-  Wasiirka Arrimaha Gudaha Read more…

Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Badhasaabada Iyo Maayirada Dalka Ku Amray Inay Si Weyn Uga Qayb Qaataan Salaada Roob Doon ah Oo Maalinta Isniinta Dalka Oo Dhan Laga Oogi Doono
10 Apr
2016
Written by admin

Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Badhasaabada Iyo Maayirada Dalka Ku Amray Inay Si Weyn Uga Qayb Qaataan Salaada Roob Doon ah Oo Maalinta Isniinta Dalka Oo Dhan Laga Oogi Doono »

News
1315

Hargaysa (SLI)- Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancadde ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 31/01/2016 ku amray dhamaanba badhasaabada iyo maayirada Read more…

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Saaka Furay Shirkii Sanadlaha ahaa Ee Gudiyada Nabadgalyada Degmooyinka Dalka
10 Apr
2016
Written by admin

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Saaka Furay Shirkii Sanadlaha ahaa Ee Gudiyada Nabadgalyada Degmooyinka Dalka »

News
1233

Hargaysa(SLI)- Agaasimaha guud ee wasaarada arrimaha gudaha Somaliland ayaa manta si rasmiya u furay shirka Sanadlaha ah gudiyada nabad galyada ee Degmooyinka kala Read more…

Madaxweyne Siilaanyo Oo Munaasibad Lagu Xusayey Sanad Guurada 22aad Ee Aas Aaska Ciidanka Qaranka Kaga Qayb Galay Oog Iyo Nuxurka Khudbadii Uu Jeediyey
10 Apr
2016
Written by admin

Madaxweyne Siilaanyo Oo Munaasibad Lagu Xusayey Sanad Guurada 22aad Ee Aas Aaska Ciidanka Qaranka Kaga Qayb Galay Oog Iyo Nuxurka Khudbadii Uu Jeediyey »

News
1300

“waxaan idin leeyahay AMBA FAYDNIYE, WAXBA HA I FARIN ee ku niyad samaada, sabir, dulqaad, iyo dedaal.    isku duubni iyo adkaysina ogaada”

Hargeysa(SWN):-Madaxweynaha Read more…

Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Oo U Hanbalyeynaysa Ciidamada Qaranka Sannad Guurada 22aad Ee Aas Aaska Ciidanka Qaranka
10 Apr
2016
Written by admin

Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Oo U Hanbalyeynaysa Ciidamada Qaranka Sannad Guurada 22aad Ee Aas Aaska Ciidanka Qaranka »

News
1923

Hargaysa(SLI)- Anoo ku hadlaya magacayga iyo ka wasaaradda arrimaha gudaha waxaan hambalyo u diyarayaan dhamaan ciidamada kala duwan ee dalkani jamhuuriyada somaliland nafahooda Read more…

Madaxweyne Siilaanyo oo dalacsiiyay 24 sarkaal oo ciidanka qaranka ka tirsan akhriso magacyadooda
10 Apr
2016
Written by admin

Madaxweyne Siilaanyo oo dalacsiiyay 24 sarkaal oo ciidanka qaranka ka tirsan akhriso magacyadooda »

News
1873

Hargeysa(SLI)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa shalay dalacsiiyay 24 sarkaal oo ka tirsan ciidanka qaranka, kuwaas oo laa gaadhsiiyay darajaooyinka gaashaanle Read more…