Daawo Wasiirul Dawlaha Arrimaha Gudaha  Oo Ka Haddlay Kullan Uu La Yeeshay Salaadiinta Iyo Cuqaasha Reer Somalilannd.
7 Jan
2017
Written by admin

Daawo Wasiirul Dawlaha Arrimaha Gudaha Oo Ka Haddlay Kullan Uu La Yeeshay Salaadiinta Iyo Cuqaasha Reer Somalilannd. »

NewsVideo
1227

Hargaysa(MOI)- Halkan Ka Daawo Wasiir Maxamed Muuse Diiriye Oo Ka Haddlay Kullan Uu La Yeeshay Salaadiinta Iyo Cuqaasha Reer Somalilannd.

Daawo:- Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Kulan La Qaatey Dhalinayarada Iyo Aqoonyahanka Deegaanada Koonfurta Gobolka Sool Oo Dhawaan Shaqaaqo Ka Dhacday Iyo Nuxurka Qodobada Laga Wada Hadlay
5 Jan
2017
Written by admin

Daawo:- Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Kulan La Qaatey Dhalinayarada Iyo Aqoonyahanka Deegaanada Koonfurta Gobolka Sool Oo Dhawaan Shaqaaqo Ka Dhacday Iyo Nuxurka Qodobada Laga Wada Hadlay »

NewsVideo
1201

Hargeysa(MOI)-Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Yaasiin Maxamuud Xiir “Faratoon” oo maalmihii u danbeeyey socdaal nabadayn ah ku joogay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool Read more…

Madaxweyne Siilaanyo oo Dhaqangaliyey Miisaniyada 2017
5 Jan
2017
Written by admin

Madaxweyne Siilaanyo oo Dhaqangaliyey Miisaniyada 2017 »

News
1192

Hargeysa(Waaheen) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed  Maxamed Silaanyo waxa uu maanta xeer Madaxweyne oo summadiisu tahay JSL/M/XERM/249-4469/012017, ku meel mariyey dhaqan-galka Miisaaniyad Sannadeedka Read more…

Madaxweynaha JSL Ee Sannadka Cusub 2017-ka Hambalyo u Diray Bulshada Somaliland  Iyo shaqaale Weynaha
31 Dec
2016
Written by admin

Madaxweynaha JSL Ee Sannadka Cusub 2017-ka Hambalyo u Diray Bulshada Somaliland Iyo shaqaale Weynaha »

News
1237

31 /12/2016 Hambalyada Madaxweynaha JSL ee Sannadka Cusub 2017-ka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, waxa uu Hambalyo iyo Salaan ku saabsan Read more…

Daawo: Wafti Ballaadhan Oo Hugaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Gaadhay Magaalada Laascaanood
28 Dec
2016
Written by admin

Daawo: Wafti Ballaadhan Oo Hugaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Gaadhay Magaalada Laascaanood »

NewsVideo
1210

Laascaanood(MOI)- Halkan KA Daawo: Wafti Ballaadhan Oo Hugaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Gaadhay Magaalada Laascaanood

Ciidamada RRU-da Oo Hawl-gallo Ay Ka Fuliyeen Magaalooyinka Berbera Iyo Hargeysa Dad Ku Qab-Qabtay Iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Ka Hadlay.
28 Dec
2016
Written by admin

Ciidamada RRU-da Oo Hawl-gallo Ay Ka Fuliyeen Magaalooyinka Berbera Iyo Hargeysa Dad Ku Qab-Qabtay Iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Ka Hadlay. »

News
1119

Hargeysa(MOI)- Wasiirka arrimaha gudaha somaliland mudane Yaasiin Maxamuud Xiir “Faratoon” ayaa ka hadlay dad lagu tuhunsan yahay falal amni daro oo ciidamada gaarka Read more…

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadlay Khasaare Ka Dhashay Shaqaaqo Ka Dhacday Gobolka Sool
26 Dec
2016
Written by admin

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadlay Khasaare Ka Dhashay Shaqaaqo Ka Dhacday Gobolka Sool »

News
1207

Hargeysa(MOI)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jamhuuriyadda  Somaliland, Prof.  Yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon), ayaa ka hadlay shaqaaqo  ka dhacday deegaanka Tifafle Can-jiid ee gobolka Read more…

Daawo: Agaasimaha Guud Oo Saaka Furay  Siminar Lagu Dardar Galinayo Gudida Ka Garnaqa Dhulka
26 Dec
2016
Written by admin

Daawo: Agaasimaha Guud Oo Saaka Furay Siminar Lagu Dardar Galinayo Gudida Ka Garnaqa Dhulka »

NewsVideo
1262

Hargaysa(MOI)- Halkan Ka Daawo: Agaasimaha Guud Oo Saaka Furay  Siminar Lagu Dardar Galinayo Gudida Ka Garnaqa Dhulka

Daawo: Safar Shaqo Oo Qaybta Diwaangalinta Madaniga Ahi Ugu Baxnay Deegaanka Aw Barkkhadle Halkaasoo Ay Ka Fulinayeen Kaadh Qaybin
26 Dec
2016
Written by admin

Daawo: Safar Shaqo Oo Qaybta Diwaangalinta Madaniga Ahi Ugu Baxnay Deegaanka Aw Barkkhadle Halkaasoo Ay Ka Fulinayeen Kaadh Qaybin »

NewsVideo
1233

Hargaysa(MOI)- Halkan Ka Daawo safar shaqo oo loo soo qaybiyey dadka deegaanka kaadhadhka muwaadinka oo lasoo diwaan geliyey kamiistii 22/12/2016 loona soo qaybiyey Read more…

Fadhigii Maanta Ee Golaha Wasiirada Somaliland Oo Lagu Ansixiyey Miisaaniyad Sanadeeda 2017
22 Dec
2016
Written by admin

Fadhigii Maanta Ee Golaha Wasiirada Somaliland Oo Lagu Ansixiyey Miisaaniyad Sanadeeda 2017 »

News
1275

Hargaysa(MOI)- Fadhigii maanta ee golaha  wasiirada  oo  ahaa  fadhigii 210 aad  ee    golaha wasiirada ayaa  maanta si  rasmiya  loogu  ansixiyey  miisaaniyada  sanadeeda  2017 Read more…