Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Oo Amaro Kusoo Rogay CIidanka Booliska Somaliland Digniina U Direy Bulshada Somaliland
25 Jan
2017
Written by admin

Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Oo Amaro Kusoo Rogay CIidanka Booliska Somaliland Digniina U Direy Bulshada Somaliland »

NewsVideo
1203

Hargeysa(MOI)January.25,2017-Taliyaha ciidanka booliska Somaliland sareeye guuto Cabdilaahi Fadal Imaan ayaa amaro kusoo rogay ciidanka booliska Somaliland meel kaste oo ay jogaan,sidoo kalena waxa Read more…

Daawo: Wasaarada Arrimaha Gudaha Iyo Dib U Dajinta  Oo Lagu Wareejiyey  Baabuur Cusub
25 Jan
2017
Written by admin

Daawo: Wasaarada Arrimaha Gudaha Iyo Dib U Dajinta Oo Lagu Wareejiyey Baabuur Cusub »

NewsVideo
2752

Hargaysa(MOI)- Halkan Ka Daawo: Wasaarada Arrimaha Gudaha Iyo Dib U Dajinta  Oo Lagu Wareejiyey  Baabuur Cusub

Madaxweyne Siilanyo Oo Soo Saarey War-Saxaafadeed  , Amaro Culusna Dul Dhigay Shiradaha Telesom Iyo Dahabshiil.
25 Jan
2017
Written by admin

Madaxweyne Siilanyo Oo Soo Saarey War-Saxaafadeed , Amaro Culusna Dul Dhigay Shiradaha Telesom Iyo Dahabshiil. »

News
1168

Hargeysa (MOI):- Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu caawawareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/WM/222-4504/012017, ka saxeexay Qorshaha Deg-dega ah ee Joojinta Read more…

Daawo:Wasiirada Xukuumadda Madaxwyane Siilaanyo Oo Kulan Deg Deg Ah Iskugu Yimi+Nuxurka Qodobada Ay Ka Wada Hadleen Iyo Go’aano Ay Xukuumaddu Kasoo Saartay Adeegyada Zaad Iyo Edahab Iyo Sarriflayaasha Somaliland
24 Jan
2017
Written by admin

Daawo:Wasiirada Xukuumadda Madaxwyane Siilaanyo Oo Kulan Deg Deg Ah Iskugu Yimi+Nuxurka Qodobada Ay Ka Wada Hadleen Iyo Go’aano Ay Xukuumaddu Kasoo Saartay Adeegyada Zaad Iyo Edahab Iyo Sarriflayaasha Somaliland »

NewsVideo
1296

Hargeysa(MOI)-Madaxwaynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo” ayaa maanta kulan deg deg ah iskugu yeedhay wasiirada xukuumaddiisa .

Waxaana ay wasiiradan ka doodeen Read more…

Halkan Ka AKhriso Nuxurka Kulankii Dhex Maray Madaxweynaha Somaliland Iyo Safiiradii Ka Socday Wadamada Somaliland Ka Taageera Doorashooyinka
24 Jan
2017
Written by admin

Halkan Ka AKhriso Nuxurka Kulankii Dhex Maray Madaxweynaha Somaliland Iyo Safiiradii Ka Socday Wadamada Somaliland Ka Taageera Doorashooyinka »

News
1236

Hargaysa(MOI)- Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta (23.01.2017) Xafiiskiisa ku qaabilay Wefti Culus oo ka koobnaa Waddamo Jam. Somaliland ka taageera Read more…

Agaasimaha Arrimaha  Gudaha  Oo Maanta Furay  Kalfadhigii 8aad  Ee Gudida Heer Farsamo Ee Maaamul Daadejinta
21 Jan
2017
Written by admin

Agaasimaha Arrimaha Gudaha Oo Maanta Furay Kalfadhigii 8aad Ee Gudida Heer Farsamo Ee Maaamul Daadejinta »

News
1157

Hargaysa( MOI)-  Maanta oo taariikhdu tahay 21 bisha kowad 2017 waxaa qabsoomay kalfadhidii 8 aad ee gudida heer farsamo ee maaamul daadejinta, gudidan Read more…

Daawo: Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland  Oo  3 Gaadhi  Ku  Wareejiyey  Taliye  Ku Xigeenka Ciidamada Boliska
19 Jan
2017
Written by admin

Daawo: Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo 3 Gaadhi Ku Wareejiyey Taliye Ku Xigeenka Ciidamada Boliska »

NewsVideo
1274

Hargaysa(MOI)- Halkan Ka Daawo Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland  Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon)  Ayaa  Saaka  3 Gaadhi  Oo  Kamid Ahaa  Gaadiidkii   Wasiirkii  Read more…

Deg Deg ]:- Madaxweyne Siilanyo Oo Hada Magacaabis Sameeyey Iyo Cida La Magacaabey
18 Jan
2017
Written by admin

Deg Deg ]:- Madaxweyne Siilanyo Oo Hada Magacaabis Sameeyey Iyo Cida La Magacaabey »

News
1136

Hargeysa (MOI):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu maanta digreeto madaxweyne oo summadiisu tahay JSL/M/XERM/249-4495/012017 ku magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex. Read more…

Daawo Sawirada :- Madaxweyne Siilanyo Oo Saaka Kormeer Kedis Ah Ku Tagay Qaar Ka Mid Ah Hay’adaha Xukuumadda .
17 Jan
2017
Written by admin

Daawo Sawirada :- Madaxweyne Siilanyo Oo Saaka Kormeer Kedis Ah Ku Tagay Qaar Ka Mid Ah Hay’adaha Xukuumadda . »

News
1208

Hargeysa(Ilays-News):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo ay wehelinayaan Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada, Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha, Taliyaha Ciidanka Booliska iyo Read more…

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland  Oo Wareegto Madaxweyne Kaga  Wareejiyey wasaaradda Cadaaladda Maamulka Shaqaalaha Iyo Miisaaniyadda Maxkamadaha Hoose, Kaaliyayaasha, Gaadhsiiyayaasha Iyo Adeegayayaasha Ka Hawl Gala Maxkamadaha Hoose
16 Jan
2017
Written by admin

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Wareegto Madaxweyne Kaga Wareejiyey wasaaradda Cadaaladda Maamulka Shaqaalaha Iyo Miisaaniyadda Maxkamadaha Hoose, Kaaliyayaasha, Gaadhsiiyayaasha Iyo Adeegayayaasha Ka Hawl Gala Maxkamadaha Hoose »

News
1120

Akhriso Nuxurka Wareegto Madaxweyne Siilaanyo Wasaaradii Cadaalada Kaga Hoos Saaray Maamulka Iyo Miisaaniyada Maxkamadaha Hoose.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa Read more…