Daawo: Culimada Wasaarada  Diinta Iyo Uqaafta Oo Wacyi Diiniya U  Jeediyey  Shaqaalaha Wasaarada  Arrimaha Gudaha Iyo Masuuliyiinta Wasaarada Oo Halkaasi  Ka  Hadlay
29 May
2017
Written by admin

Daawo: Culimada Wasaarada Diinta Iyo Uqaafta Oo Wacyi Diiniya U Jeediyey Shaqaalaha Wasaarada Arrimaha Gudaha Iyo Masuuliyiinta Wasaarada Oo Halkaasi Ka Hadlay »

NewsVideo
1130

Hargaysa(MOI)- Halkan Ka Daawo: Culimada Wasaarada  Diinta Iyo Uqaafta Oo Wacyi Diiniya U  Jeediyey  Shaqaalaha Wasaarada  Arrimaha Gudaha Iyo Masuuliyiinta Wasaarada Oo Halkaasi  Read more…

Nuxurka Dhambaal Hambalyo Ah Oo Madaxweyne Siilaanyo U Diray Dalka Itoobiya
28 May
2017
Written by admin

Nuxurka Dhambaal Hambalyo Ah Oo Madaxweyne Siilaanyo U Diray Dalka Itoobiya »

News
1168

Hargeysa(MOI):-Madaxweynaha somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa dhambaal Hambalyo ah u diray dalka Itoobiya.

Warsaxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada somaliland ayaa lagu sheegay Read more…

Daawo:-Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadlay Nabadeynta Beellaha Koonfurta Gobolka Sool Oo Uu Baryahanba Ku Hawlanaa
28 May
2017
Written by admin

Daawo:-Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadlay Nabadeynta Beellaha Koonfurta Gobolka Sool Oo Uu Baryahanba Ku Hawlanaa »

NewsVideo
1121

Sool (MOI)- Halkan Ka Daawo:-Xukumadda Oo Ka Shaqaynaya Nabadeynta Beellaha Koonfurta Gobolka Sool Iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadley.

 

Read more…

Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Shacabka Ugu Baaqday Feejignaan
28 May
2017
Written by admin

Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Shacabka Ugu Baaqday Feejignaan »

News
1151

Hargeysa(MOI)- Wasiirudawlaha arimaha gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa guud ahaan shacbiga Somaliland ugu baaqay faajignaadaan iyo inay si buuxda ula shaqeeyaan ciidamada Read more…

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadalay Odayaal Ka Soo Jeeda Laas-Caanood Oo La Xidhay
23 May
2017
Written by admin

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadalay Odayaal Ka Soo Jeeda Laas-Caanood Oo La Xidhay »

News
1120

Hargaysa(MOI)- Xukuumadda Somaliland ayaa maanta ka hadashay odayaal ka soo kala jeeda labadii beelood ee colaado soo noq-noqotay ku dhexmartay deegaanada gobolka sool Read more…

Xafladii Madaxtooyada Ee Xuska 18 May Oo Qaadhan Uruurin Balaadhan Laga Sameeyey iyo Lacagta Oo Kor U Dhaaftay Saddex Milyan iyo Boqol Kun Oo Doolar In Ka Bada
19 May
2017
Written by admin

Xafladii Madaxtooyada Ee Xuska 18 May Oo Qaadhan Uruurin Balaadhan Laga Sameeyey iyo Lacagta Oo Kor U Dhaaftay Saddex Milyan iyo Boqol Kun Oo Doolar In Ka Bada »

News
1334

Hargeysa ( MOI) Xarunta qasriga madaxtooyada Somaliland oo lagu qabtay munaasibada xuska 18 May oo qaadhaan uruurin loo badelay ayaa caawa laga uruuriyey Read more…

Daawo Khudbadii Madaxweynaha  JSL ee 18 MAy
19 May
2017
Written by admin

Daawo Khudbadii Madaxweynaha JSL ee 18 MAy »

NewsVideo
1210

Hargaysa(MOI)-  halkan  hoose ka  akhriso kana daawo  khudbadii madaxweynaha  ee 18 may “Sida aad la socotaan, waxa dalka ka dhacay abaaro ba’an, oo Read more…

Daawo: Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL Oo Saaka Dhir-beeris Ku Xustay 18MAY 2017
19 May
2017
Written by admin

Daawo: Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL Oo Saaka Dhir-beeris Ku Xustay 18MAY 2017 »

NewsVideo
1155

Hargaysa( MOI)- Shaqaale weynaha wasaarada Arrimaha Gudaha JSL oo uu hogaaminayo Wasiiru Dawlaha Wasaaradda oo Ay Weheliyaan Agaasimayaasha Guud ee Amniga Iyo Maamulka Read more…

Daawo  Madaxweynaha  SOmaliland   Oo  Fariin  Ku Aadan  Xuska  18MAy  U  Diray  Shacbi Weynaha Somaliland
16 May
2017
Written by admin

Daawo Madaxweynaha SOmaliland Oo Fariin Ku Aadan Xuska 18MAy U Diray Shacbi Weynaha Somaliland »

NewsVideo
1177

Hargaysa(MOI)- Halkan Ka Daawo  Madaxweynaha  SOmaliland   Oo  Fariin  Ku Aadan  Xuska  18MAy  U  Diray  Shacbi Weynaha Somaliland

Daawo:Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Fariin Ku Saabsan Xuska 18ka May Shacabka U Diray
16 May
2017
Written by admin

Daawo:Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Fariin Ku Saabsan Xuska 18ka May Shacabka U Diray »

News
1195

Hargaysa(MOI)- Halkan Ka Daawo:Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Fariin Ku Saabsan Xuska 18ka May Shacabka U Diray