INALAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJUCUUN
WASIIRKA WASARADA ARRIMAHA GUDAHA, WASIIRKU XIGEENKA MAAMULKA GOBOLADA IYO DEGMOOYINKA, WASIIRU DAWLADA WASARADA ARRIMAHA GUDAH , AGAASIMAHA GUUD, AGAASIMAHA aMNIGA IYO DHAMAANBA SHAQAALAHA WASAARADA ARRIMAHA GUDUHU WAXA AY TACSI TIIRAANYO LEH U DIRAYAAN NIMCO MUXUMED gEEDI OO WALAALKEED KU GEERIYOODAY CARIGA INGIRIISKA.
MARXUUMKA OO LAGU MAGACAABO CABDI MUXUMED GEEDI WAXAA AANU ILAAHAY UGA BARYEY INUU JANADII FARDAWSA KA WARAABIYO QOYSKII IYO DHAMAANBA EHELKII IYO ASXAABTII UU KA BAXAYNA UU SAMIR IYO IIMAAN KA SIIYO.