Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafti Ka Socda Dalka China

Hargaysa(Xafiiska Afayeenka)- Wasiirka Wasaaradda Arrimahada Gudaha Somaliland  Mudane Cali Maxamed Waran Cadde Ayaa Galabta Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafti Ka  Socda  Dalka China .

Wasiir Waran-cadde  iyo  Xunbaha  Waftida  ayaa  Ka  Wadahadlay  Sidii Loo Sii Xoojinlahaa Xidhiidhka  Xaasiibtinimo  iyo Horimarka  Labada  Dal,

Iyadoo  Labada  Dal ee China Iyo Somaliland  uu ka  dhaxeeyo  xidhiidh  saaxiibtinimo  oo  guun ahi .

Wasiirka Arrmaha Gudaha Iyo Waftidan  oo Muddo Hal Saaca Uu Qaatay Shirkoodu Ayaa  Isla Qaatay Sidii Loo Dardar Galn Lahaa Xidhidhka Labada Dhinac.

Shirkan  Ayaa  wasiirka   Arrimaha  Gudaha  Waxaa Ku  Wehelinaayey  Wasiirka  Warshadaha  Somaliland Mudane  Shucayb.

admin