Hargaysa(SI):-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu caawa Digreeto Madaxweyne oo Summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-3830/022016 uu Magacaabis, Xilka qaadis iyo Bedel ku sameeyey Masuuliyiin kala duwan.
| No | Magacaabid | Xil hore | Xil Cusub / Xil suge / Qaadis |
| 1 | Mudane, Cismaan Cabdillaahi Saxardiid | Wasaradda Duulista | Wasiirka Warfaafinta |
| 2 | Mudane, Cabdillaahi Maxamed Daahir | Wasiirka Warfaafinta | Wasiirka Xannaanada Xoolaha |
| 3 | Mudane, Cumar Sheekh Maxamed Faarax | Wasiirka Xannaanada Xoolaha | Wasiirka Duulista Hawada |
| 4 | Mudane, Muuse Qaasim Cumar | Wasiirka Ganacsiga | Xil Suge |
| 5 | Mudane, Yaasiin Maxamed Shide | Guddoomiyaha Gobolka Sool | Xil Suge |
| 6 | Mudane, Xuseen Aadan Cige | Af-hayeenka Madaxtooyada | Wasiirka Ganacsiga |
| 7 | Mudane, Mawliid Maxamuud Ibraahin | Wasiir Ku-xigeen W. Xidhidhka Golayasha | Xil Ka Qaadis |
| 8 | Mudane, Cabdillaahi Maxamed Carey | Maareeyaha Madbacadda Qaranka | Xil Ka Qaadis |
| 9 | Mudane, Siciid Cabdi Maxamuud | Wasiir Ku-xigeen W. Duulista | Wasiir Ku-xigeen W. Ganacsiga |
| 10 | Mudane, Kaysar Cabdillaahi Maxamed | Wasiir Ku-xigeen W. Ganacsiga | Wasiir Ku-xigen W. Qorshaynta |
| 11 | Mudane, Cabdi Yuusuf (Cabdi Wadad) | Wasiir Ku-xigeen W. Qorshaynta | Wasiir Ku-xigen W. Kalluumaysiga |
| 12 | Mudane, Naasir Ayjeex Jaamac | Wasiir Ku-xigenka W. X. Golayasha | |
| 13 | Mudane, Maxamed X. Aadan Cilmi | Wasiir Ku-xigeen W. Kalluumaysiga | Wasiiru Dawlaha W. Waxbarashada |
| 14 | Mudane, Axmed Nuur Faahiye | Wasiiru Dawlaha W. Waxbarashada | Wasiiru Dawlaha W. Duulista |
| 15 | Mudane, Xamse Maxamed Cabdi | Guddoomiyaha Gobolka Gabiley | |
| 16 | Mudane, Mustafe Cabdi Ciise (Shiine) | Guddoomiyaha Gobolka Gabiley | Guddoomiyaha Gobolka Sool |
| 17 | Mudane, Cabdiraxmaan Aw Cilmi Fahiye (Shamax) | Afhayeenka Madaxtooyada | |
| 18 | Mudane, Siciid Saalax Shire | Maareeyaha Madbacadda Qaranka |