Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha JSL,Mudane Maxamed Kaahin Axmed Oo u weheliyo Gudoomiyaha Gobalka sool Cabdikariin Aadan Diiriye iyo Masuuliyiin kale oo Katirsan Dawlada ayaa maanta Salaadii Roob-Doonka Kula Tukaday Shacbi Waynaha Magaalada laascanood ee gobalka Sool.