Agaasimah guud ee wasradda oo ay wehelinayaan Waaxda Gobolada iyo Degmooyinka ee Wasaaradda Arimaha Guduhu ayaa Tababar u qabatay Agaasimayaasha Maamulka iyo Maaliyadda iyo Xisaabiyayaasha Dawladaha Hoose ee 23ka Degmo Doorasho ee Jamhuuriyadda Somaliland. Tababarkan oo socon doona mudo Laba cisho ah oo ku saabsan nidaam xisaabeedka loo yaqaanno IPSAS
Tababarkan oo u jeedadiisu tahay sidii ka qayb-galayaashu faham dheer ugu yeelan lahaan, ugana fulin lahaayeen dawladaha hoose e ay ka yimaadeen nidaamkan cusub ee casriga ah ee loo yaqaano IPSAS.
Sida ugu fudud ee ay nidaamkooda maaliyadeed iyo xisaab-xidhka degmooyinka ay ugu isticmaali lahaayeen.