Wasiirka Wasaradda Arrimaha Gudaha Mudane , Maxamed Kaahin Axmed,oo uu welinayo Wasiir ku-xigeenka Amniga iyo la taliyaha,Wasiirka ayaa kulan la qaatay ku simaha Xafiiska UK ay ku leedahay Somaliland Mr. Morgan Riley iyo Mr.Martin gartska FCDO in Somaliland kulankan oo uu ujeedkiisu ahayd sidii loo xoojin lahaa Xidhiidhka qotadada dheer ee ka dhaxeeya Jamhuuriyadda Somaliland iyo UK, sidoo kalena kor loo qaado hanaanka wada shaqayneed ee labada Da