Agaasimaha Guud ee wasarada arimaha gudaha Mr Cabdi Ahmed Nuur cabdi guray ayaa maanta soo xidhay shir mudo 4 cisho ah ka socoday hotel mansoor ee magalada hargaysa shirkan oo ay iskugu yimaaden 7 degmo oo dalka ah iyo sarkiil ka socotay wasaradda arimaha gudah shirkan oo u jeedadiisu ahayd siid loo baran lahaa ama loola qabsan lah isbedelka cimilo ee dalka ka jira iyo waxyaabihii lagag hortagi lahaa